Home / Cayaaro / Chelsea oo mar kale bisha January u dhaqaaqeysa Matthias Ginter

Chelsea oo mar kale bisha January u dhaqaaqeysa Matthias Ginter

Himilo – Chelsea ayaa u dhaqaaqi karta dalabka daafaca Borussia Monchengladbach ee Matthias Ginter bisha January.

Ginter waa mid kamid ah dhowr ciyaartoy oo lala xiriirinayay u dhaqaaqitaanka Stamford Bridge horraanta sannadka 2020 kahor inta aysan Blues ugu danbeyn la saxiixan Thiago Silva.

Sida ay ku warameyso Kicker, Chelsea ayaa isu diyaarin sameyn doonta dalab ay ka gudbinayaan Ginter, kaasi oo si wanaagsan u ciyaaray billawga ololahaan 2020-21.

26-jirkaan ayaa sumcad balaaran ku sameeyay xiraddiisa isaga oo qaabab wanaagsan ugu soo muuqday kooxda.

About Sadia Nour

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan