Himilo – Heerka soo saarista dheecannada difaaca u ah jirka ee antibodies-ka si deg deg ah ayay hoos ugu dhacaan marka ruuxa uu qaado feyruska Karona, sidaasi cilmibaaris ayaa lagu ogaaday.
Kooxda baarista sameeysay oo ka tirsan machadka Imperial College, ayaa tijaabadooda ku ogaaday in hoos u dhac dhan 26% uu ku yimaado dheecaannada antibodies ee ka difaaca jirka walxaha dibadda kaga yimaada sida feyrusyada soo weerara.
Hoos u dhacaasi ayaa horseeda in habdhiska difaaca uu u muuqdo mid sii dabar go’aya, taas oo sababta in feyrusku kusoo laba kacleeyo jirka.
Baarayaasha ayaa sheegay in natiijada cilmibaaristooda aysan wax u dhimeynin rajada laga qabo in tallaal loo helo coronavirus, taas oo ah mid wali taagan.
Antibodies oo ah dheecaan protein ah ayaa feyrusyada jirka soo weerar kula dagaalama banaanka unugyada, iyaga oo baa’iya badanaa ka hor inta aysan gudaha u galin jirka.
Singer S, Maki R, O Sullivan B cialis cheapest online prices At Harbor Freight Tools, the Compare to price means that the specified comparison, which is an item with the same or similar function, was advertised for sale at or above the Compare to price by another additional retailer in the U
priligy canada Should I seek medical advice