Home / Cayaaro / Ciyaaryahankii hore ee Chelsea Ross Barkley oo ku biiray kooxda Nice

Ciyaaryahankii hore ee Chelsea Ross Barkley oo ku biiray kooxda Nice

Himilo – Kooxda Nice ayaa ku dhawaaqday in ay si xor ah kula soo wareegtay xiddigii hore ee khadka dhexe ee kooxda chelsea ee Ross Barkley.

Barkley oo ka warqabay inuu sannad uga haray qandaraaskiisa Stamford Bridge ayaa suugii xirmay ahaa mid raadinaya kooxo ku gacan haatiya.

Wuxuu dareensanaa inuusan ka mid aheyn qorsha tababarreThomas Tuchel. Barkley waxaa la ciyaarsiiyay 45 daqiiqo kulamadii saaxiibtinimada.

Xiddigan ayaa ka tagay Chelsea isagoo dhaliyay 12 gool iyo 11 caawin 100 kulan, Barkley ayaa la filayay inuu ku biiro koox ka dhisan England ama Scotland.

Si kastaba ha ahaatee, fiidnimadii Axadda, ciyaaryahankii hore ee Chelsea ayaa si rasmi ah loo soo bandhigay isagoo ah ciyaaryahan Nice ah.

About Ahmed Haaddi

error: Copy lama Ogola Fadlan