Home / Macluumaad / Daawo: Orgi saaxiib ka dhigtay shabeel ugaarsan lahaa

Daawo: Orgi saaxiib ka dhigtay shabeel ugaarsan lahaa

Waa sheeko la xiriirta saaxiibtinimada xayawaanaadka oo aanay jirin cid aamintay horaan inay dhici karto.

Beerta Safari ee ku taal bariga Ruushka, Orgi ayaa loogu xareeyay shabeel xeyn daabkiisa si uu ugaar uga dhigto.

Arrinta ayaanse u dhicin sidii la filayay oo aheyd in Orgiga uu cunto u noqdo shabeelkii gaajeysnaa ee dabinka loo geliyay.

Waxaana bilowday saaxiibtinimo lix bil jirsatay oo dhexmartay Orgiga iyo shabeelka oo ciwaanno badan laga qoray loona sameeyay goobo gaar ah oo baraha bulshada kamid ah oo sawirradooda lagu soo bandhigo.

 

 

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan