Home Habka-Nolosha Daawo Sawirrada: Xulka Qaranka Soomaaliya oo u duulay Itoobiya

Daawo Sawirrada: Xulka Qaranka Soomaaliya oo u duulay Itoobiya

1
13

Xulka qaranka labaatan jirada Soomaaliya ayaa maanta ka anbabaxay gegada Aden Cadde si ay u gaaraan dalka Itoobiya oo ay ku soo dheeli doonaan kulan ka tirsan isreebreebka qaramada Afrika ee labaatan jirada.

Cayaartoy da’yar oo badan ayaa qaranka metelaya sida uu xaqiijiyay macallinka qaranka Soomaaliya Macalin Maxamed Cabdulle Farayare.

Lugta hore ayay Adis Ababa kula dheeli doonaan dhigooda Itoobiya saddexda bisha soo aadan ee April.

1

2

3

46

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan