Dadka Dhiig Ilmeeya Markay Oynayaan

Muqdisho – Haemolacria waa xaalad muuqaaleed dhab ah taas oo qofka ku sababta in marka uu oynayo uu dhiig ilmeeyo. Ilinta dadka qaba cudurkan waxay kaliya ku kala duwan yihiin guduudsanaanta midabka dhiigga oo ay qubaan marka ay ilmeynayaan.

Halka aysan caddayn sababta muuqata ee ka danbeysa cudurkan, waxaa hadana la ogaaday inay calaamado u tahay cudurro dhowr ah oo dhiigga la xiriira iyo kororka aan loo baahneyn ee unugyada.

Calvino Inman, Twinkle Dwivedi iyo Rashida Khatoon ayaana kamid ah bukaannada u dhiban cudurkan Haemolacria.

1 2 3

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan