Home / Aragtida Islamka / Dalkee saacadaha ugu yar laga soomayaa Bisha Ramadaan?

Dalkee saacadaha ugu yar laga soomayaa Bisha Ramadaan?

Himilo – Inta lagu gudo jiro bisha ramadaan muslimiinta ku nool dunida waxay si buuxda u soomaan bisha tirsiga dayaxa, soonka wuxuu ka bilowdaa salaadda fajarka ka hor inta uusan dilaacin  wuxuuna ku eg yahay qorrax dhaca. Sannadkii hore waddanka ugu wakhtiga yar waxaa laga soomay 12 saac halka ka ugu saacadaha badan uu ahaa 18 saac.

Kala duwanaantaas waxay ku xiran tahay meesha uu dal weliba meeraha uga yaal.

Sanadkan, Muslimiinta ku nool dalka Chile ayaa Soomi doona saacadaha ugu gaaban ee soonka inta lagu guda jiro bisha Ramadaan iyagoo isku celcelis ahaan ay tahay 12 saacadood iyo 43 daqiiqo.

Halka Muslimiinta ku nool Finland, Greenland iyo Iceland ay sanadkan soomi doonaan saacadaha ugu badan.

Faraq weyn ayaa u dhaxeeyay saacadaha la soomanaanayo bishan marka loo fiiriyo qaaradaha iyo dalalka dunida ,waxaan idinla wadaageynaa caasimadaha waddamo kooban oo tusaale inooga  noqon kara kala duwanaantaas wakhtiga afxirnaanta.

Nuuk, Greenland: 16 hours

– Reykjavik, Iceland: 16 hours

– Helsinki, Finland: 15 hours

– Oslo, Norway: 15 hours

– Glasgow, Scotland: 15 hours

– Berlin, Germany: 15 hours

– Dublin, Ireland: 15 hours

– Moscow, Russia: 15 hours

– Amsterdam, the Netherlands: 15 hours

– Warsaw, Poland: 15 hours

– Astana, Kazakhstan: 15 hours

Brussels, Belgium: 14 hours

– London, UK: 14 hours

– Zurich, Switzerland: 14 hours

– Stockholm, Sweden: 14 hours

– Bucharest, Romania: 14 hours

– Sarajevo, Bosnia and Herzegovina: 14 hours

– Sofia, Bulgaria: 14 hours

– Rome, Italy: 14 hours

– Madrid, Spain: 14 hours

– Paris, France: 14 hours

– Lisbon, Portugal: 14 hours

– Ankara, Turkey: 14 hours

– Ottawa, Canada: 14 hours

– Tokyo, Japan: 14 hours

– Beijing, China: 14 hours

– Athens, Greece: 14 hours

– New York City, US: 14 hours

– Washington, DC, US: 14 hours

– Los Angeles, US: 14 hours

– Tunis, Tunisia: 14 hours

– Algiers, Algeria: 14 hours

– Tehran, Iran: 14 hours

– Kabul, Afghanistan: 14 hours

– New Delhi, India: 14 hours

– Dhaka, Bangladesh: 14 hours

– Rabat, Morocco: 14 hours

– Damascus, Syria: 14 hours

– Islamabad, Pakistan: 14 hours

– Baghdad, Iraq: 14 hours

– Beirut, Lebanon: 14 hours

– Amman, Jordan: 14 hours

– Gaza City, Palestine: 14 hours

– Cairo, Egypt: 14 hours

– Doha, Qatar: 13 hours

– Dubai, UAE: 13 hours

– Khartoum, Sudan: 13 hours

– Riyadh, Saudi Arabia: 13 hours

– Abuja, Nigeria: 13 hours

– Aden, Yemen: 13 hours

– Dakar, Senegal: 13 hours

– Addis Ababa, Ethiopia: 13 hours

– Buenos Aires, Argentina: 13 hours

– Colombo, Sri Lanka: 13 hours

– Kuala Lumpur, Malaysia: 13 hours

– Mogadishu, Somalia: 13 hours

– Ciudad del Este, Paraguay: 13 hours

– Nairobi, Kenya: 13 hours

– Harare, Zimbabwe: 13 hours

– Jakarta, Indonesia: 13 hours

– Luanda, Angola: 13 hours

– Bangkok, Thailand: 13 hours

– Brasilia, Brazil: 13 hours

– Johannesburg, South Africa: 13 hours

– Montevideo, Uruguay: 13 hours

– Canberra, Australia: 13 hours

– Puerto Montt, Chile: 13 hours

– Christchurch, New Zealand: 13 hours

Waxaa xusid mudan in tirada saacadaha soonka ay la xiriiraan dhererka maalinta, taas oo iyaduna ku xiran dhul baraha. Mar kasta oo uu waddanku u dhaw yahay cirifka Waqooyi, wakhtigan oo kale waxaa  dheeraada saacadaha soonka, halka marka aad koonfurta ka xigtana dhulbaraha, maalmaha soonku ay sii yaraanayaan.

 

 

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan