Home / Uncategorized / Dhageyso:- Barnaamijka Bandhiga Dhaqaalaha

Dhageyso:- Barnaamijka Bandhiga Dhaqaalaha

Muqdisho – Bandhiga dhaqaalaha waa barnaamij maalinle ah, waxaan diiradda ku saarnaa dhacdooyinka dhaqaalaha iyo ganacsiga ee dalka ama kuwa caalamiga ah ee saameynta leh.

Bandhiga dhaqaalaha waxa uu bidhaaminayaa fursadaha ganacsi iyo kuwa dhaqaale ee dalka, waxaana ku marti qaadnaa barnaamijka qubaradda ganacsiga iyo dhaqaalaha.

Waxa maanta marti ku ah barnaamijka bandhiga dhaqaalaha Abuukar Sheekh Cali Siyaad, oo aan ka wareysanay saameynta ka dhalata shaqo la’aanta.

Soo saaraha barnaamijka Mahad Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan