Home / Uncategorized / Dhageyso:- Barnaamijka Bandhiga Dhaqaalaha

Dhageyso:- Barnaamijka Bandhiga Dhaqaalaha

Muqdisho – Bandhiga dhaqaalaha waa barnaamij maalinle ah, waxaan diiradda ku saarnaa dhacdooyinka dhaqaalaha iyo ganacsiga ee dalka ama kuwa caalamiga ah ee saameynta leh.

Bandhiga dhaqaalaha waxa uu bidhaaminayaa fursadaha ganacsi iyo kuwa dhaqaale ee dalka, waxaana ku marti qaadnaa barnaamijka qubaradda ganacsiga iyo dhaqaalaha.

Waxa maanta marti ku ah barnaamijka bandhiga dhaqaalaha Maxamed Axmed Haadi, oo aan ka wareysanay ahmiyadda wax soo saarka.

Soo saaraha barnaamijka Ismaaciil Maxamed Samatar ayaa soo jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

 

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan