Home / Uncategorized / Dhageyso:- Barnaamijka Daraasaadka Dunida.

Dhageyso:- Barnaamijka Daraasaadka Dunida.

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo.

Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyadii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay.

Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan