Dhageyso:- Barnaamijka Daraasaadka Dunida.

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo.

Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyadii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay.

Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

error: Copy lama Ogola Fadlan