Home / Wararka / Dhageyso: Barnaamijka Daraasaadka Dunida

Dhageyso: Barnaamijka Daraasaadka Dunida

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo.
Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyaddii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay.
Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan