Dhageyso Barnaamijka Daraasaadka Dunida

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo.

Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyaddii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay.

Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed

error: Copy lama Ogola Fadlan