Home / Uncategorized / Dhageyso:- Barnaamijka Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Idaacadda Himilo.

Dhageyso:- Barnaamijka Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed.

Todobaadkan waxaan barnaamika qeybtiisa hore  ku wareysanay Warsame Cumar Xuseen oo ka mid ah dhalinta hal Abuurka leh, qeybta labaadna waxaad ku maqli doontaan xubinta maansada  iyo maansa-yahanka.

Weriye Aweys Xuseen ayaa barnaamijka Soo Jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan