Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkan waxaa barnaamika marti noogu ah Layla Maxamed Cumar Oo suugaan Cusub Curisa Iyo Cabdullaahi Cartan Shuuriye oo ka mid ah da’yarta Soomaaliyeed ee hal abuurka leh.
Weriye Aweys Xuseen ayaa barnaamijka Soo Jeedinaya.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-