Dhageyso: Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka

0
1

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waa toddobaadle aad ka dhegaysataan Idaacadda Himilo.

Waxaa barnaamijkan toddobaadkan aan uga hadli doonaa mowduuca ka hadlaya afka Soomaaliga, waxaana marti inoogu ah Ustaad Cabdullaahi Maxamed Sheegow

Ismaaciil Maxamed Samatar ayaana soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here