Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkan waxaan ku wareysan doonaa Xaliimo Cali Cabdirisaaq oo ah gabar Soomaaliyeed oo ka bogsatay cudurka Cancerka qortayna buug ay ugu magac dartay Dhaxalkii Aabahay.
Aweys Xuseen ayaana barnaamijka tebinaya