Home / Uncategorized / Dhageyso:- Barnaamijka Hiddaha Iyo Dhaqanka.

Dhageyso:- Barnaamijka Hiddaha Iyo Dhaqanka.

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed.

Todobaadkan waxaan barnaamijka  idinku haynaa qeybtii labaad wareysi aan la yeelanay Abwaan Xasan Xaaji Maxamed Guulwade oo soogaanta soomaalida muddo ku jiray.

Weriye Baari ayaa barnaamijka Soo Jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-

 

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan