Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo.
Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina.
Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan doonaa xirfadda qurxinta iyo naqshadeynta, waxaana marti inoogu ah Cabdullaahi Xasan Xussein oo ah Guddoomiyaha Daladda Hadaf oo ururo u ololeeyo dadka naafada ay ku mideysan yihiin.
Axmed Daahir Cumar ayaa soo jeedinaya.