Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo.
Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina.
Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan doonaa muhiimadda barista da’yarta xirfado ay ku shaqeysan karaan, waxaana marti inoogu ah Maxamed Mursal Salaad oo ah Guddoomiyaha hey’adda SOYDET oo u taagan kobcinta da’yarta, si lacag la’aan ahna bulshada wax ku bara, wacyi gelinna sameeya.
Axmed Daahir Cumar ayaa soo jeedinaya.