Home Wararka Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo

0
7

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo.

Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina.

Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan doonaa muhiimadda ay leeyihiin goobaha wax lagu baro dadka araga la’, waxaana barnaamijka marti noogu ah maamulaha iskuulka indhoolayaasha Al-Basiir Abuukar Xuseen.

Axmed Daahir Cumar ayaa soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan