Home / Uncategorized / Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo.

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo.

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo.

Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina.

Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan doonaa shaqada ay bulshada u hayso xarunta Kaalmo Sharciyeedka Jaamacadda  Muqdisho.

Ismaacaali Maxamed Samatar ayaa soo jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Daawo Barnaamijka:

 

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan