Dhageyso: Barnaamijka Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo.

Xubno muhiim ah ayaan barnaamijka ku soo qaadannaa, waxaana soo jeedineysa Hana Maxamed Maxamuud