Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka 03 06 17

Martida Ramadaanka waa barnaamij bulshada soomaaliyeed aan ugu soo gudbino  macluumaad bishan barakaysan ku qotoma.

Sida warbixin quseysa bishan, dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay iyo xubinta Qurbe oo aan ku eegi doono habka ay u soomaan bishan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qurbaha ku dhaqan.

Mahad Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan hoose ka dhageyso:-

 

error: Copy lama Ogola Fadlan