Martida Ramadaanka waa barnaamij bulshada soomaaliyeed aan ugu soo gudbino macluumaad bishan barakaysan ku qotoma.
Sida warbixin quseysa bishan, dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay iyo xubinta Qurbe oo aan ku eegi doono habka ay u soomaan bishan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qurbaha ku dhaqan.
Hanaa Maxamed Maxamuud ayaa soo jeedinaysa.
Halkan hoose ka dhageyso:-