Home / Uncategorized / Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka 05 06 17

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka 05 06 17

Martida Ramadaanka waa barnaamij bulshada soomaaliyeed aan ugu soo gudbino  macluumaad bishan barakaysan ku qotoma.

Sida warbixin quseysa bishan, dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay iyo xubinta Qurbe oo aan ku eegi doono habka ay u soomaan bishan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qurbaha ku dhaqan.

Mahad Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan hoose ka dhageyso:-

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan