Home / Uncategorized / Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka 31 05 17

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka 31 05 17

Martida Ramadaanka waa barnaamij bulshada soomaaliyeed aan ugu soo gudbino  macluumaad bishan barakaysan ku qotoma.

Sida warbixin quseysa bishan, dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay iyo xubinta Qurbe oo aan ku eegi doono habka ay u soomaan bishan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qurbaha ku dhaqan.

Fardowsa Sheekh Cabdiraxmaan ayaa soo jeedinaysa.

Halkan hoose ka dhageyso:-

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan