Home / Uncategorized / Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waa barnaamij bulshada soomaaliyeed aan ugu soo gudbino  macluumaad bishan barakaysan ku qotoma.

Sida warbixin, dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay iyo xubinta Qurbe oo aan ku eegi doono habka ay u soomaan bishan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qurbaha ku dhaqan.

Fardowsa Sheekh Cabdiraxmaan ayaa soo jeedinaysa.

Halkan hoose ka dhageyso:-

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan