Home / Wararka / Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan.

Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin doonaa.

Xubinta Qurbe oo aan ku eegi doono habka ay u soomaan bishan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qurbaha ku dhaqan ayaan sidoo kale kusoo qaadan doonaa barnaamijka iyadoo aan ku waraysaneyno muwaadiniin dalal kala duwan ku nool si aynu u xog wareysano xaalkooda bishan barakaysan.

Mahad Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan