Home / Sahanka Siyaasada / Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda

Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda

Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa Mowduuc quseeya waxa keena Loolanka Siyaasadda iyo sida ay tahay dawadiisa.

Waxaa marti noogu ah Cabdulaahi Axmed Siyaad Aashaaa, oo darajada koowaad ku heysta diyaarinaya cilmiga Siyaasadda iyo Saxaafadda.

Ismaaciil Maxamed Samatar ayaa soo jeedinaya.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan