Home / Uncategorized / Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda Ee Idaacadda Himilo.

Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa Xiriirka Ka Dhaxeeya Siyaasadda iyo Dhaqaalaha.

Waxaa marti noogu ah Maxamed Cabdulaahi Diiriye, oo darajada Labaad ka diyaariya cilmiga Dhaqaalaha.

Shaafici Ibraahim Cabdi ayaa soo jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan