Home / Wararka / Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo.

Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal gal la taaban karo.

Toddobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa Madaxweynihii hore ee Uganda Idi Amin Dada, waxaana nala falanqeyn doonaa Dr.Maxamed Deeq Ibraahim Cabdi   oo cilmiga taariikhda casriga ku heysta darajada PHD.

Waxaana soo jeedinaya Ismaacil Maxamed Samatar

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan