Home / Wararka / Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo.

Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal gal la taaban karo.

Toddobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa Madaxweynihii hore ee Syria Xaafid Al-Asad, waxaana nala falanqeyn doonaa Dr.Xasan Al-basri Sh.Cabdulqaadir oo ah Guddoomiyaha Jaamacadda Imaam.

Waxaana soo jeedinaya  Maxamed Sh.Yuusuf Baari

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan