Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo.
Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal gal la taaban karo.
Toddobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa Benito Mussolini oo ahaa Raysulwasaarihii hore ee Talyaaniga, waxaana nala falanqeyn doonaa Ustaad Cabdullaahi Guudle
Waxaana soo jeedinaya Maxamed Sh.Yuusuf Baar