Home / Wararka / Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo.

Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal gal la taaban karo.

Toddobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa Vladimir Lenin oo ahaa madaxweynihii koowaad ee Midowga Soviet , waxaana nala falanqeyn doonaa Ustaad Cabdullaahi Guudle
Waxaana soo jeedinaya  Maxamed Sh.Yuusuf Baar

 

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan