Home / Wararka / Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo.

Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal gal la taaban karo.

Toddobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa taariikh nololeedka Madaxweynihii ugu horeeyay Jamhuuriyaddii shacbiga koonfurta Yemen Qahtan Muxamed, waxaana nala falanqeynaya Axmed Maxamed Cabdi oo Xiriirka caalamiga darajada Masterka ka diyaariyay.
Waxaana soo jeedinaya  Maxamed Sh.Yuusuf Baari

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan