Home / Uncategorized / Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka Ee Idaacadda Himilo.

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo 102.5 M.H.Z.

Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal gal la taaban karo.

Toddobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa taariikh nololeedka Ra’iisulwasaarihii ugu horeeyay Ee Dalka Singapoore, waxaana nala falanqeynaya Cabdulaahi Cumar Maxamed oo darajada Koobaad ka haysta Culuumta Bunuukta iyo Maaliyadda.

Barnaamijkan oo uu isku soo duba riday Mahad Maxamed Cali Waxaa soo jeedinaya  Maxamed Sh.Yuusuf Baari.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan