Home / Uncategorized / Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka Ee Idaacadda Himilo.

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo.

Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal gal la taaban karo.

Toddobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa taariikh nololeedka Madaxweynihii ugu horeeyay Ee Dalka Tuniisiya, waxaana nala falanqeynaya Axmed Maxamed Cabdi oo Xiriirka caalamiga darajada Masterka ka diyaariyay.
Waxaana soo jeedinaya  Maxamed Sh.Yuusuf Baari.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

 

About Himilo Radio

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan