Home / Talada Dhaqtarka / Dhageyso: Barnaamijka Taladda Takhtarka

Dhageyso: Barnaamijka Taladda Takhtarka

Barnaamijka Taladda Takhtarka waa toddobaadle aad ka dhageysataan raadiyaha Himilo, waxaanna ku eegnaa mid kamid ah cuduradda ay la ildaranyihiin bulshada Soomaaliyeed innagoo ku faaqidna astaamaha cudurkaan lagu garto.

Toddobaadka waxaynu barnaamijka ku faaqidi doonnaa cudurka Macaanka ama Sonkorowka. Waxaa soo saaray Mahad Maxamed Cali, waxaana maanta marti inoogu ah barnaamijka Dr. Maxamed Ibraahim Afguulle

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan