Dhageyso: Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda

Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo.

Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay.

Fardowsa Sh.Cabdiraxmaan ayaa soo jeedinaysa.

error: Copy lama Ogola Fadlan