Warbixintan waxaan ku soo qaadanay Barnaamijka Hiigsiga Himilo oo si maallinle ah uga baxa Idaacadda Himilo.
Waxaan uga hadli doonaa dhaqan si weyn looga adeegsado Waqooyiga Soomaaliya loona sameeyo hablaha Arooska ah ee la guri geynayo.
Waxaa soo jeedinaysa Hanaa Maxamed Maxamuud.