Dhageyso: Warbixin ka hadleysa arday Jaamacadda Muqdisho dhigata oo tartanka iyo tababar uga soo qeyb galay Jasiiradda Qubrus

0
1

Warbixintan waxaan ku soo qaadanay Barnaamijka Hiigsiga Himilo oo si maallinle ah uga baxa Idaacadda Himilo.
Waxaan uga hadli doonaa arday wax ka barata Jaamacadda Muqdisho oo tababar iyo tartan loogu magac daray samata-bixinta iyo maareynta musiibooyinka uga qeyb galay Jasiiradda Qubrus.

Waxaa soo jeedinaya Mahad Maxamed Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here