Home Wararka Dhageyso: Dhallinyaro heer jaamacadeed oo is abaabulay si ay bulshada wax u...

Dhageyso: Dhallinyaro heer jaamacadeed oo is abaabulay si ay bulshada wax u baraan

0
10

Warbixintan waxa aynu ku soo qaadanay barnaamijka Hiigsiga Himilo oo ka baxa idaacadda Himilo.

Waxaynu uga hadleynaa dhallinyaro heer Jaamacadeed ah oo iskood isku abaabulay si ay waxbarasho lacag la’aan ah ugu yaboohaan dhallinyarada u hamuun qabta inay wax bartaan.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Qadar Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan