Uncategorized Dhageyso: Warbixin ku saabsan rajo beelka shacabka iyo xalka looga gudbo By radio himilo - April 9, 2016 0 1 Warbixintan rajo beelka shacabka iyo waxa sababa, waa warbixin aan ku falanqeyn doono waxyaabaha gundhiga u ah rajo beelka iyo sida looga gudbo, waxaa diyaariyay Axmed Maxamed Maxamuud waxaana soo jeedinaya Maxamed Qadar Cabdi.