Home / Madadaalo / Dhalo farriini ku jirto oo isaga gudubtay England iyo Norway

Dhalo farriini ku jirto oo isaga gudubtay England iyo Norway

Himilo – Hooyo iyo wiilkeeda oo ku wada lugeynayay xeeb ku taalla Norway ayaa soo bandhigay dhalo ay ku jirto farriin taas oo soo socdaashay in ka badan 1,000 Mayl.

Ida Hodnebo oo 36 jir ah, waxay sheegtay iyadoo la socota wiilkeedaTallak oo 7 jir inay xeebta Jomfruland ka heshay dhalo dhexdeeda ay ku jirto warqad qoran 8 bil biyaha dul-sabbeynaysay

Sida la fahmay warqadda waxaa qortay gabar 10 jir ah oo la yiraahdo Lilly Carter oo ku nool dalka Ingiriiska ugu dambeyn waxay ku riday badda.

Arrinta la yaabka leh ee laga dooday ayaa ah in muddadaas dheer ee ay dhaladan badda ku jirtay aysan jebin, ama aysan quusin. Iyo inay labo dal isaga kala gudubtay.

About Ahmed Haaddi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan