Home / Uncategorized / Dhegeyso:- Barnaamijka Aragtida Islaamka ee Idaacadda Himilo.

Dhegeyso:- Barnaamijka Aragtida Islaamka ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oon ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado.
Toddobaadkan waxaan ku eegi doonnaa Fadliga Iyo Ahmiyada Bilaha xurmada Ay leeyihiin, Waxyaabaha la rabo in la sameeyo ama laga fogaado, waxaana marti inoogu ah Sheekh Cabdi Xayi Sheekh Aadan oo ka tirsan kuliyada sharciga iyo Qaaniinka ee jaamacadda Muqdisho ahna Khadiibka Majsidka Cumar Binu Khadaab.
waxaana soo  jeedinaya Aweys Xuseen.

Halkan Hoose Ka Daawo:-

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan