Barnaamijka Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oon ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado.
Toddobaadkan waxaan ku eegi doonnaa Xajka Iyo Fadligiisa maadaama wakhtigii xajka lagu guda jiro, waxaana marti inoogu ah Sheekh Axmed Sheekh Xasan Sheekh Qudubi oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed.
Waxaana soo jeedinaya Aweys Xuseen.
Halkan Hoose Ka Daawo:-