Home / Barnaamijyo / Dhegeyso Barnaamijka Aragtida Islaamka ee Idaacadda Himilo

Dhegeyso Barnaamijka Aragtida Islaamka ee Idaacadda Himilo

Barnaamijka Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oon ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado.

Toddobaadkan waxaan ku eegi doonnaa Ahmiyada uu islaamku siiyay ilaalinta nafta insaanka, waxaana marti inoogu ah Sheekh Sayid Abaa Cali Sheekh Cali Maye.

waxaana soo  jeedinaya Aweys Xuseen.

Halkan hoose ka dhegeyso:

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan