Home / Cayaaro / Eduardo Camavinga oo xiiso ka helaya Real Madrid

Eduardo Camavinga oo xiiso ka helaya Real Madrid

Himilo – Eduardo Camavinga ayaa xiiso ka helaya kooxda Real Madrid, balse xiddiga Rennes khadka dhexe ugu ciyaara  ayaa aad loo hadal yahay ka tegista kooxda kahor inta uusan go’aan ka gaarin mustaqbalkiisa.

18-jirkaan ayay indhaha horyaalka Ligue 1  soo qabteen tan iyo markii uu kasoo muuqday kulankiisiii ugu horreeyay bishii April 2019, mid kamid ah kooxaha xiisaha weyn u hayay waa Madrid.

Mar uu laacibka wareysi siinayay warbaahinta ayuu yiri “Dabcan waa mid wanaagsan, marka ay ku xiiseyneyso koox weyn,” ayuu u sheegay Canal+.

Camavinga, heshiiska uu kula jiro naadiga Rennes waxa uu ku egyahay xagaaga soo aadan iyada oo la rumeysan yahay in uu ku qiimeysan yahay adduun lacageed dhan £44m.

About Sadia Nour

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

error: Copy lama Ogola Fadlan