Home / Habka-Nolosha / Elman iyo Heegan oo barbaro isla dhaafi waayay

Elman iyo Heegan oo barbaro isla dhaafi waayay

Kooxaha kubadda cagta Elman ayaa barbaro la dhaafi weysay dhigeeda Heegan oo kulan cayaareed cajiib ah ay galabta ku wada cayaareen gegada Banaadir Stadium.

Cayaarta ayaase barbaro goolal la’aan ah kusoo idlaatay, kooxuhuna way awoodi waayeen inay shabaqa iska soo taabtaan.

Waa kulankii saddexaad oo xiriir ah oo labada kooxood ay barbaro isla dhaafi waayeen, iyadoo xagaagan labadoodii is arag ay min labo dhibic wadar ahaan ka kala heleen.

Waa kulankii u horeeyay oo toddobo kulan oo labada koox ay is arkaan ay ku heshiiyaan barbaro aan gool la iska dhallin.

 

 

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan